SAWIRRO: Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka oo bilaaban rabta

Waxaa goor dhow lagu waddaa in ay bilaabato doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Musharaxiinta ayaa soo buux dhaafinaaya xarunta Golaha Shacabka, waxaana lagu waddaa in dhawaan Guddiga ay ku dhawaaqaan in doorashadda ay bilaaban rabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here