Sawiro:Neymar oo loo xiray Nambarka 11

Naadiga Barcelona ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Nambarka uu xiran doono laacibka reer Brazil ee dhawaan kusoo guuleystay Ciyaaryahankii ugu fiicnaa koobka Qaaradaha ee Neymar.

Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Nambarka 11 uu xiran doono laacibka Neymar, waxaana Nambarkaan horay u xiran jiray laacibka reer Spain e dhawaan ku biiray Bayern Munchen Tiago Alcantara.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here