Sawiro:Md Xasan Shiikh oo warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Danjiraha K/kuuriya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa maanta warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Koofurta Kuuriya.

Wasiir kuxigeenka arimaha dibada Jamaal Maxamed Barow oo saxaafada lahadlay Ayaa sheegay in kuuriyada Koonfureed laba iyo labaatansano kadib ay soo celisay Xiriirkii ay la laheyd Soomaaliya.

Amasadoor kim chan woo  oo isna dhankiisa hadlay ayaa sheegay in koofurta Kuuriya ay safaaradeeda ka furi doona magaalada Muqdisho Soomaaliya iyo  Koofur Kuuriyana u xiiir wanaagsan ka dhaxeeyo isagoo intaa ku daray iney gacan Ka geysan doonaan dib u dhiska dalkeena.

Waxaa xusid in waayadii danbo ay isa soo tarayeen dalalka Safriirada usoo magacaabayay dalka Soomaaliya, taasoo qayb ka ah guulaha is daba jooga ah ee ay doowlada Soomaaliya kasoo hoyneysay Caalamka.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here