Sawiro:Gabar Chines ah oo korkeeda oo dhan ay tin dabooshay

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka UK, ayaa qoray warbixin kiu saabsan gabar yer oo u dhalatay dalka Shiinaha oo jirjeeda oo dhan uu ku dahaaran yahay tin.


Gabadhan oo ah afar sanno jir ah ayaa ka soo jeeda gobalka Hunan, waxaana asiibay wax ay fir u lee dahay, gabadhan waxa ay awood u yeelatay in jirkeeda oo dhan ay qariyaan tinteeda.
Jing Jing, waxaa hadda lagu sameeyay qaliin, waxaana la filayaa in howsha looga gun lee yahay in la xakameeyo tinteeda waxa ay qaadan doontaa labo sanno.


Sheekadan ayaa timid kaddib markii qoyska Russell family goor hore oo sannadkan waxa ay olole ku jireen siddii u yareen lahaayeen tinteeda oo gaartay 13-fiit.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here