SAWIRO+DHAGEYSO: Mas’uuliyiin lagu soo dhaweeyey maanta Jowhar

Waxaa maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa soo gaaray Xubno ka socday Mas’uuliyiin loo soo magacaabay Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Maamulka Degmada.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya Cali Xalane ayaa ka sheegay munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka magacyada iyo Xilalka loo soo kala magacaabay.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA SHAKHSIYAADKA LASOO MAGACAABAY

Axmed Meyre Makaraan Guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasada iyo ammaanka.

Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Maamulka iyo Maaliyada C/llaahi Yuusuf Caloof

Xoghayaha Guud ee Gobolka Shabellaha Dhexe Yuusuf Nuur Xasan

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Federalka iyo dib u heshiisiinta Shiikh Abuukar Xasan Cali

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo horumarinta Maxamed Cusmaan Sugaal

Gudoomiyaha Hanti dhowrka Gobolka Shabellaha Dhexe Muumin Macalin Maxamed

Xoghayaha Mashaariicda Gobolka Shabellaha Dhexe Maxamed Faarax Cali 

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Jowhar Maxamed Cali Muudeey (Kalaay)

Gudomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada Degmada Jowhar Xasan Barrow Bocor

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyada Degmada Jowhar Xasan Goomey Calasow

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN UU AADAN X– USEEN DAA”UUD INOO DIYAARIYEY

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA QAABKII MAS”UULIYIINTAASI LOOGU SOO DHAWEEYEY JOWHAR

DSC01779 DSC01782 DSC01783 DSC01784 DSC01786 DSC01787 DSC01788 DSC01789 DSC01790 DSC01792 DSC01793 DSC01795 DSC01799 DSC01800 DSC01802 DSC01804 DSC01806 DSC01810 DSC01811 DSC01813 DSC01815 DSC01819 DSC01822 DSC01824 DSC01825 DSC01827 DSC01828 DSC01829 DSC01830 DSC01831 DSC01832 DSC01833 DSC01834 DSC01835

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here