Sawiro: Yaa ka qeyb galay shirka “Talo-Qaran” ee uu madaxweyne Xasan….

madaxweyne Xasan ShiikhMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee SoomaaliyaMudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir hal maalin ah oo loogu magac daray tallo Qaran, kaasoo ay dadweynaha ku dhiibanayeen tallooyinkooda.

Shirka Tallo-Qaran waxa uu tilmaamayaa Lix tiir ama qodob, sida Amniga, Cadaaladda, Waxbarashada, Caafmaadka, Dhaqaalaha iyo Waddaniyadda, siyaasadooduna waxaa lagu lifaaqayaa tallooyinka ay bixiyaan dadweynihii Soomaaliyeed ee madashaasi isugu yimid.

Dadka qeygalay Shirkaasi weynaa ayaa noqday saraakiisha dowladda iyo xildhibaano gacan saar la leh madaxweynaha oo tobaneeyo ahaa, iyadoo dad badan is weydiiyeen halka uu ka baxay  shirweynihii lagu baaqay.

ib0a9554 ib0a9555 ib0a9779 shir-xasan-talo-qaran-2 shir-xasan-talo-qaran-4 shir-xasan-talo-qaran-6 shir-xasan-talo-qaran-8-1 shir-xasan-talo-qaran-10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here