Sawiro: Xeebta Liido oo la sameeyay ciidamo ilaaliya

Xeebta Liido, ayaa waxaa loo sameeyay Ciidamo gaar ah oo ilaaliya, kadib markii ay noqotay goob ay inta badan maalmaha fasaxa isugu yimaadaan Bulshada.

1798320_665707423468226_1945041970_n

Tan iyo markii Al-shabaab laga saaray magaalada Muqdisho, 2 sano kahor, Xeebta Liido waxay noqotay Barta kulanka Bulshada Muqdisho.

Waxay noqotay goob ay usoo damaashaad tagaan xitaa Ajaanibta ku sugan magaalada, haba ugu horeeyaan Walaalaha Turkiga iyo Ciidamada AMISOM.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here