Sawiro baraha bulshada lagu faafiyay baraha bulshada, ayaa waxa ka muuqda wasiirka amniga Isloow oo Gaari Aan xabadda karin ku dhex daawanaya Ciyaar NBA katirsan.
Mudane isloow, ayaa inta badan lagu dhaliilaa inuusan si fiican u gudan howshii loo xilsaaray, waxaana inta badan Caasimadda ka dhaca qaraxyo iyo dilal.
Halkan ka daawo sawirada: