SAWIRO: Wariye Ibraahim Sheelare & Dhaawaca soo gaaray

Wariye Ibraahim Cabdullaahi Axmed (sheelare) oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka mid noqday dadkii caawa ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Maqaaxida Banarama ee ku taalla agagarka Guriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho.

20141015_205551

Ibraahim Sheelare ayaa muddooyinkii dambe waxa la sheegay in saxaafada uu ka weecday islamarkaana uu la shaqeynayey Wasaarada Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya sida dad lagu kalsoon yahay ay sheegeen.

20141015_205559

Dhaawaciisa ayaa lagula tacaalayaa Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaana wariyeyaal booqday ay sheegeen in xaaladiisa ay kasoo wanaagsanaaneyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here