Sawiro: Wadooyinka Muqdisho oo xiran xili beri ay tahay Ciida Carafo

Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa maalintii 3-aad xiran , iyadoona dadweynaha kunool Muqdisho ay dhex lugeynaayaan magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay shaacisay in sababta loo xiray Wadooyinka Muqdisho in ay tahay suggitaanka amniga magaalada Muqdisho oo martigalinaysa Shir Madaxeed urur goboleed IGAD oo lagu wado in uu Muqdisho ka furmo maalinta Talaada ah oo ay Taariikhdu ku beegantahay 13 Bishaan .

3-3 4-4 5-1 6 7 8 9 10 11

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here