Sawiro: Tartan Fashion dhanka Ragga ah oo Hargeysa lagu qabtay

Magaalada Hargeysa ee xaruunta maamulka Somaliland, waxaa lagu qabtay tartan Fashion oo dharka ah, kaasoo ay kasoo qeyb galeen dad weyne Fara badan.

Tartankaan ayaa lagu qabtay Green Plaza Hotel ee magaalada Hargeysa, waxaana halkaas lagu soo bandhigay qeybaha kala duwan ee labiska Ragga.

Halkaan ka daawo Sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here