SAWIRO: Tartan Ciyaareed K/cagta ah oo laga furay Degmada Wardhiigleey

Tartanka cayaaraha is dhaxgalka Bulshada ayaa waxa uu ka furmay Degmada Warta Nabada ee Gobalka Banaadir.

Tartankan ayaa waxa furay Gudoomiye ku xigenka Arrimaha Bulshada Mudane Iiman Nuur iikar Tartankaan oo loo qabtay afarta Waaxood ee Degmada Warta Nabada.

Dhanka kale Gudomiyaha ayaa waxa uu kor meeray Schoolka 15 may ee Degmada Warta Nabada.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

1743535_1534004553504965_7427719906052194432_n 10407563_1534003146838439_8080868661002797508_n 10418510_1534003173505103_538355502862853658_n 10805702_1534004516838302_8016444073966242945_n 10846254_1533997660172321_6129401624648313242_n 10846478_1534004416838312_3125089014648153316_n 10849937_1534003200171767_6701197435989540089_n 10857862_1534004530171634_7783371801662394185_n 10857865_1534004510171636_3738163318031816915_n 10868292_1534004420171645_8956771074671014837_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here