Sawiro: Shariif oo soo gaaray Muqdisho

14359112_1085398974848966_1178160361419807786_nWaxaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, kaasoo ay soo dhaweyntiisa ka qeyb qaateen shacab aad u farabadan iyo masuuliyiin.

Masuuliyiinta soo dhaweysay Shariif waxaa kamid ah, Gudoomiyihii hore gobolka Banaadir Tarsan, Salaad Cali Jeele iyo xilidhibaano farabadan.

Madaxweyne Shariif ayaa hada ku sugan Qeybta VIB-da ee garoonka, waxaa soo dhoweeyay Xildhibaano, siyaasiyiin uu ka mid yahay Maxamuud Axmed Tarsan, soo dhoweynta ayaa aheyd mid aad u heer sareysay.

14370340_926026590834678_1116561047137562302_n-1 14370340_926026590834678_1116561047137562302_n 14432971_1085398978182299_7809844608249579705_n 14445943_926026630834674_6032887947190672330_n 14449875_926026710834666_3987039999903999900_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here