Sawiro: Shacabka Jowhar oo maanta isugu soo baxay Salaad Roob-Doon ah

Shacab aad u farabadan ayaa maanta magaalada Jowhar isugu soo baxay Salaad Roob-Doon ah, iyagoo isugu yimid Fagaaro ku yaal halkaas.

Markii la tukaday salaada ayaa waxaa halkaas qudbado isugu jira ducooyin alle looga baryayo in uu kuleelka ka qaado ummada ka soo jeediyay qaar kamid ah culumaa’udiinka ka qeybgashay salaada roobdoonka ah.

Salaada roobdoonka ah ayaa waxaa ka hadlay duqa magaalada Jowhar Shiikh Saalax Muudey Cali iyo guddoomiye ku xigeenka degmada Jowhar Xasan Barrow Bocor waxayna shacabka magaalada Jowhar ugu baaqeen inay is cafiyaan Allana u soo noqdaan.

roobdon-1 roobdon-6 roobdon-9 roobdon-14 roobdon-17 roobdon-18 roobdon-20

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here