Sawiro: R/wasaaraha oo Booqday Goobta dalxiiska ku wacan ee Goob-weyn

R/wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalmahaan isaga iyo golihiisa wasiirada ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa shalay booqday deegaanka Goob-weyn ee duleedka magaalada Kismaayo ahna magaalo dalxiiska ku wacan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here