Sawiro: Reer Buula-burte oo si diiran usoo dhaweeyay ciidamada is garabsanaya

Dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Buula-burte, ayaa Gacmo furan iyo Caleemo qoyan kusoo dhaweeyay Ciidamada is garabsanaya ee 2 maalin kahor shabaab ka saaray halkaas.

20143156353048288020871862

Waxgaradka, dumarka, dhalinyarada ayaa la arkayay iyagoo Caleemo qoyan iyo Calanka Buluga ah kusoo dhaweeynaya ciidamada markii ay magaalada gudaha u galayeen.

Degmada Buula-burte wax ka badan lix sanno waxaa maamulayay xoogagga xarrakada Al-shabaab oo ugu danbeyntii ay kala wareegeen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan iyo kuwa Jabuuti ee qeynta ka ah AMISOM, waxaana muuqata in mas’uuliyiinta maamulka ku dadaalayaan sidii ay dib nolashii degmada ugu soo celin lahaayeen, iyaga oo ugu baaqay dadka barakacay in guryahooda ku soo noqdaan lana furo goobaha ganacsiga.

20143156353048275398442381 2014315635304836638276007ciidamo_jabuti_4 2014315635304836359347684ciidamo_jabuti_3 20143156353048288020871862 20143156353048343531854554 20143156353048353852174036

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here