Sawiro: Qabanqaabada soo dhaweynta Shariif oo si aad ah looga dareemayo Muqdisho

soo dhaweynta shariifMagaalada Muqdisho, ayaa saakay waxaa si aad ah looga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Shacab aad u farabadan aya amaanta isugu soo baxay qeybo kamid ah magaalada muqdisho kuwaasi oo kusii qul qulaayo garoonka Aden Cadde Airport kasoo lafilaayo in saacado kadib soo caga dhigato diyaarad wado wafdi oo hogaaminaayo madaxweynihii hore soomaaliya.

14440903_925990180838319_1471495714685079008_n

Shacabkaan oo aadka u farabadan ayaa lasheegaya in ay wataan boorar waa weyn oo ku xardhanyihiin ereyo lagu soo dhaweeynaayo madaxweynaha iyo sawiradiisa.

Sidoo kale boorarka waxa ku qornaa waxaa ka mid ahaa “Cadowgaaga Cagta hoostiis” taasi oo dad badan u fasirteen siyaabo kala duwan, waxaana magaalada la hadal hayaa imaatinka Sheekh Shariif.

14441073_925990227504981_6808746661392438258_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here