Sawiro: Noloshii Xudur oo dib usoo laabaneyso

Shacabka ku nool magaalada Xudur, ayaa hada dareemaya xoogaay Nabad galyo ah, kadib markii halkaas maalmo kahor Ciidamada Huwanta ay ka saareen shabaab.

1907579_687393611299607_925652498_n

Ciidamada Ethiopia oo Garab siinaya kuwa DF ayaa shabaab ka saaray magaalada Xudur.

Dhaq dhaqaaqa Ganacsiga ayaa hada u muuqanaya mid dib usoo laabanaya.

1932254_687393651299603_806882757_n 1653620_687393571299611_530756530_n 1900129_687393634632938_2077721632_n 1907579_687393611299607_925652498_n 1926761_687393494632952_1657643117_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here