Sawiro: M/weyne Xasan oo gaaray Kuwait

Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kuwait ee Dalka Kuwait.

IMG_4930

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Amiirka Dowladda aan Walaalaha Nahay ee Kuwait Amiin Sabaax.

Daawo Sawirada:

IMG_4934 IMG_4956 IMG_4863 IMG_4893 IMG_4906 IMG_4916 IMG_4924 IMG_4930

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here