Sawiro: MW oo ka qeyb galay munaasabada xuska xasuuqa dalka Ruwanda

Madaxweynaha D.F Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo wehelinayo wasiirka A Dibada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shalay soo gaaray magaalada Kigali ee caasimada dalka Rwanda si ay uga qayb galaan Xuska xasuuqaasi ka dhacay dalka Ruwanda,kaasi oo lagu qabtay garoonka Amahoro ee magaalada Kigali.

Rwanda21

Xuska Xasuuqa Rwanda oo bishan April ee sanad kasta lagu xuso ayaa waxaa ka soo qayb galay hogaamiyaasha caalamka qaarkood oo ay kamid ahaayeen Madaxweynha dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Mohamoud,Madaxweynha dalka Uganda Yuweri Museveni,Madaxweynha dalka Kenya Uhuru Kenyatta,Madaxweynha dalka Koonfurta Suudaan Salva kiir Mayardit, Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon,iyo Gudoomiyaha guddiga Midowga Africa Marwo Nkosazana Dlamini, mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin fara badan.

Xuskan sanadkan waxaa hal ku dhigiisu ahaa xusuus, midnimo iyo dib u cusbooneyn.

Ugu horeyn waxaa tooshka baroor diiqda ay si wadajir ah u shiday Madaxweyn

Rwanda221 Rwanda10 Rwanda18 Rwanda19 Rwanda20 Rwanda21 Rwanda24 Rwanda27 Rwanda29

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here