SAWIRO: Muungaab oo la kulmay Wafdi ka socday Jaamacada Carabta

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdusho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta oo Arbaca ah xafiiskiisa kulamo kula yeshay Ergayga Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya iyo danjiraha dowladda Libya u fadhiya Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA WIXII KASOO BAXAY KULANKII MUUNGAAB & WAFDIGA JAAMACADA CARABTA

1471175_1531600990411988_5532849538893173597_n 1513739_1531600517078702_6146068385283987786_n 10300298_1531599103745510_4133785748997858800_n 10846289_1531601297078624_5679851467036571176_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here