SAWIRO: Muungaab oo dhagax dhigay maanta Wado ku taalla Muqdisho

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ay wehliyaan maamulka degmada iyo xubno ka tirsan maamulka Gobolka ayaa maanta dhagaxdhigay wadada Hanti-wadaag ee degmada Warta Nabbada halkaasi oo hawlo lagu dayactirayo wadadasi uu ka bilaaban doono.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in mashruucaan lagu dhisayo wadadaan uu qeyb ka yahay mashruuca Danguud ee Maamulka Gobolka Banaadir.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA DHAGAX DHIGII UU MAANTA SAMEEYEY GUDOOMIYE MUUNGAAB

535940_1534429700129117_588696615937354910_n 1506683_1534429786795775_3975323998080383615_n 1723004_1534429770129110_1478277214062585505_n 10342750_1534429723462448_2171064105944975160_n 10422281_1534429656795788_5236439709870664597_n 10845949_1534429733462447_2818578395921771140_n 10846193_1534429690129118_1804789370543415973_n 10846240_1534429773462443_4575544956857187226_n 10848017_1534429753462445_5726432113681936274_n 10850324_1534429763462444_6736064075064800919_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here