Sawiro muujinaya Xaalada Nololeed ee B/weyne

Xaalada amaan iyo mida Nololeed ee magaalada B/weyne, ayaa waayadaan ahayd mid aad usoo hagaageysa, kadib markii ay Ciidamada DFS, kuwa AMISOM iyo Ethiopia ay halkaas ka saareen dagaalyahanada Al-shabaab.

1379876_619665521405750_954498925_n

Ciidamada dalka aynu walaalaha nahay Ee Jabuuti, ayaa iyagu qayb weyn oo muuqata ka qaatay isbadalka kajira magaalada B/weyne, iyagoo ku guuleystay ineey adkeeyaan amaanka magaalada, sidoo kale waxay taba bar u sameeyeen ciidamo markii hore ahaa Maleeshiyo Beeleedyo, kuwaasoo haatan ah Ciidamo rasmi ah, qaybna ka qaata sugida amaanka magaalada.

Halkaan ka daawo Sawirada:

247686_619665651405737_1712705004_n 578510_606890452683257_804443462_n 599618_619665978072371_1853750205_n 988322_619665801405722_47454990_n 1001227_619665698072399_858389531_n 1001573_619665668072402_1015513909_n 1002841_619665598072409_805202187_n  1069201_619665601405742_1482796398_n 1069250_619665228072446_844696623_n 1375676_619665694739066_8515714_n 1377375_619665591405743_349249559_n 1377524_619665894739046_560194925_n 1378136_619665908072378_16489932_n 1378275_619665248072444_2096951997_n 1379448_619665431405759_1894249161_n 1379740_619665438072425_55853489_n 1379876_619665521405750_954498925_n 1380740_619665514739084_743903848_n 1381237_619665441405758_964859263_n 1381878_619665201405782_1214018212_n 1382978_619665384739097_1140769107_n 1383754_619665371405765_110311012_n 1384175_619665284739107_744555037_n 1384384_619665311405771_1722807363_n 1393855_619665938072375_1389635280_n 1393860_619665794739056_757493967_n 1393977_619665738072395_1147151942_n 1394068_619665501405752_727412699_n 1395246_619665758072393_56697419_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here