Sawiro: Mustaf Dhuxuloow oo ku guuleeystay Kursiga Xildhibaanimo ee aqalka Hoose

Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow, ayaa loo doortay Kursiga Xildhibaanimo ee aqalka Hoose, doorasho goordhow ka dhacday magaalada Cadaado.

Mustaf Dhuxuloow, ayaa helay dhamaan codadkii ergada wax dooraneysay oo gaareysay 47 cod, waxaana uu sidaas ku noqonayaa Xildhibaan katirsan aqalka Hoose Baarlamaanka.

15027789_1148938548516782_2829537596552061194_n 15037200_1148938588516778_1026084119930657018_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here