Sawiro murugo leh: Xasuuqii ay Diyaaradaha Kenya u geysteen Caruurta Gedo

iyadoo maalmihii ugu dambeeyay warbaahinta ay baahiyeen in diyaarada kenya ay dad shacab ah ku laayeen gobalka gedo ayaa waxaa nasoo gaaray sawiro muujiya dhaawacyada caruur yar yar iyo qaar u dhintay duqeynta diyaaradahaasi.

Caruurta ku dhintay duqeyntaasi ugu dambeysay ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan ilaa 4-caruur ah halka sidoo kale la dhigay xaruumaha caafimaadka caruur dhaawac soo gaaray.

ab-5ab-1 ab-2 ab-3 ab-4 ab-5

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here