SAWIRO: Muqdisho oo laga furay Barnaamijka Dariseynta Degmooyinka

Gudomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magalada muqdisho Ayaa maanta dah furay Barnamijka Darisenta Gobalka Banaadir.

Munasabadan ayaa waxa lagu qabtay degmada Wabari ee gobalka banaadir munasabadan ay kaso qey galeen sarakiisha ciidan booliska  Gudomiyaha Gobalka Banaadir ayaa shegay in ay barnamijkan malgalintiisa ay leedahay D/hoose ee Xamar.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA 

1549394_1533329573572463_2458583605477657442_n 10384041_1533377153567705_7205485854565286057_n 10431683_1533329663572454_6429121876405444218_n 10696259_1533329560239131_827714438453350950_n 10845986_1533329510239136_8634051634515484894_n 10848027_1533377090234378_4925697682366313236_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here