SAWIRO: Meydka Wariye Silvar oo lagu Aasay Gaalkacyo

Allaha Unaxariistee waxa maanta lagu Aasay Magaalada Gaalkacyo Meydka Marxuum Wariye C/risaaq Cali Cabdi (Silvar) oo Xalay lagu dilay Xaafada Daraawiish ee Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Dad ubadan Wariyeyaal ayaa waxay ka qeyb galeen Duugta loo sameeyey maanta Meydka Wariye Silvar iyadoona halkaasi loogu duceeyey in alle janatul fardowso ka waraabiyo.

Weli ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada Dilka Wariye C/risaaq Silvar.

DSC06921

DSC06953 DSC06952 DSC06951 DSC06949 DSC06941 DSC06943 DSC06946 DSC06948 DSC06930 DSC06922 DSC06923 DSC06926 DSC06936 DSC06937 DSC06927 DSC06933

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here