Sawiro: Mashquulkaa Dekeda Boosaaso

Dekeda Boosaaso
Dekeda Boosaaso

Mashquul aad u xoogan ayaa xiligaan ka jira Dekeda magaaladaa Boosaaso, oo kamid ah ilaha dhaqaalaha xoogan kasoo galo maamul Goboleedka Puntland.

Waxaa ku soo xirtay dekadda ilaa toban doon oo nooca xamuulka ka qaada ah, kuwaasi oo saarnaa raashiin, bagaash, qalabka dhismayaasha iyo gaadiid kale duwan.

Halkaan ka daawo Sawirada:

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here