SAWIRO: Man City oo guuldaro dhabarka usaartay Kooxda ay dariska yihiin ee Man United

Kooxda Man City ayaa shalay garoonkooda ku marti qaaday Naadiga ay dariska yihiin ee Man United waxaana uu ahaa kulan katirsan Horyaalka Dalka Ingiriiska.

Kooxda City ayaa 1-0 dhabarka guuldaro ugu saartay Man United kadib gool uu ka dhaliyey Sergio Kun Aguero daqiiqadii 63aad iyadoona garoonka laga saaray Chris Smalling oo katirsan kooxda Manchester United.

Naadiga Man United ayaa mar heshay fursad ay gool bar bar dhac ah ku dhalin kartay kadib markii uu ka khasaariyey gool muhiim ahaa Laacibka reer Biljim ee Fellaini.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA KULANKAASI MAN UNITED GUULDARADA KALA KULANTAY MAN CITY

1414978359077_wps_22_Marouane_Fellaini_of_Manc 1414978359086_wps_23_MANCHESTER_ENGLAND_NOVEMB 1414978359113_wps_26_Nov_2nd_2014_Manchester_U 1414978359119_wps_27_MANCHESTER_ENGLAND_NOVEMB 1414978359124_wps_28_Manchester_United_s_Chris 1414978359130_wps_29_Manchester_City_v_Manches 1414978359136_wps_30_Nov_2nd_2014_Manchester_U 1414978493180_Image_galleryImage_Nov_2nd_2014_Manchester_U 1414978697496_wps_31_MANCHESTER_ENGLAND_NOVEMB

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here