Sawiro: Laami la saaray wadada 2aad ee Suuqa Bakaaraha

Wadada isku xirta isgoyska Howl-wadaag ilaa Baar-ubax, ayaa waxaa 23 sano kadib waxaa la saaray laami cusub.

Qarashka lagu dhisay wadadaan, ayaa waxa inta badan bixiyay shirkadaha Ganacsiga ku leh suuqa Bakaaraha.

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo maanta kor meer ku tagay Laamigan dhismihiisu wali socdo ayaa sheegay in laamigan uu yahay mid si casri ah loo dhisay , waxa uuna tilmaamay in maalgalinta dhismaha laamigan ay leeyihiin Ganacsatada Suuqa Bakaaraha waxa uuna intaa raaciyay in Maamulka Gobolka Banaadir uu isna gacan weyn ka geesanayo dhismaha laamigan.

Halkaan ka daawo Sawirada:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here