SAWIRO: Kunteernaro Qamri ka buuxeen oo lagu bur buriyey Muqdisho

Sida aan wararkeena hore aan idiin ku sheegay maanta dawlada Soomaaliya waxay soo bandhigtay Labo Kunteenar oo ay ka buuxeen Dhalooyin Qamro ah oo labo sano ka hor dawladu sheegtay in lagu qabtay Dekada Magaalada Muqdisho.

Fagaaro ku yaalla Iskool Boliisiyo ayaa waxa lagu bur buriyey dhalooyinkii ay ku jireen qamrigaasi waxaana goobtaasi kusugnaa Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya uuna ka mid ahaa Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA QAMRADA LA BUR BURIYEY MAANTA MUQDISHO

DSC06907 DSC06912 DSC06915 DSC06915-1 DSC06919 DSC06920 DSC06922 DSC06925 DSC06937 DSC06942 DSC06943 DSC06958 DSC06959 DSC06962 DSC06970 DSC06980 DSC06989 DSC07008 DSC07019 DSC07023 DSC07030 DSC07033 DSC07038 DSC07060 DSC07074 DSC07077 DSC07081 DSC07092 DSC07106 DSC07121 DSC069541

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here