Sawiro: Jabkii al-shabaab shalay kasoo gaaray Halgan oo lasoo bandhigay

Waxaa lasoo bandhigay muuqaalada jabkii shalay al-shabaab kasoo gaaray weerarkii ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka ee degaanka Halgan, ee Gobolka Hiiraan.

Weriyeyaal lagu waday in galabta ay gaaraan aagga dagaalka ayaa socdaalkooda la joojiyay sabab aan la garaneyn darteed, waxaana goobta tegay wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo saraakiil la socota.

shabaab-khasaare-1 shabaab-khasaare-2 shabaab-khasaare-3 shabaab-khasaare-4 shabaab-khasaare-5 shabaab-khasaare-6 shabaab-khasaare-7 shabaab-khasaare-8

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here