Sawiro: Is-badalka & Horumarka Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Sawir-qaade Ali Du’alle oo ah Wariye ku caanbaxay inuu sawiro kasoo qaado Horumarka kajira dalka, ayaa wuxuu Sawiro aad u qurux badan kasoo qaaday Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya.

Suuqa Bakaaraha ayaa u muuqda mid kusii tallaabsanaya Horumar aad u ballaaran, waxaana xiligaan kajira Ganacsi iyo dhaqdhaqaaq xoogan

Halkaan ka daawo Sawirada:

15203167_1158283587552461_7944205966088951369_n15192736_1158283797552440_7813118486951742317_n 15192689_1158283430885810_6180818061888302548_n 15181396_1158283324219154_5657276113766041377_n 15181396_1158283324219154_5657276113766041377_n-2 15094416_1158283494219137_3475777073129651757_n 15107328_1158283687552451_2709652578458089644_n 15170796_1158283907552429_8859069529059873701_n 15181183_1158283857552434_3193469898481558789_n 15181396_1158283324219154_5657276113766041377_n-1 14925522_1139373646110122_7987593034340913516_n 15078712_1158283547552465_478690698813428948_n 15085546_1158283467552473_2042748781187056475_n










LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here