Sawiro: Horumarka Magaalada Muqdisho

Inkastoo hooy ay u tahay qaraxyo iyo shirqoolo laga soo maleegay dalalka cadawga ah, hadana magaalada Muqdisho waa mid maalin walbo kusii talaabsaneysa horumar xoogan.

Tan iyo markii laga saaray al-shabaab sanadkii 2011, bilicda caasimada waxeey ahayd mid si xowli ah usoo noqoneysa, iyadoo laga hirgaliyay dhismooyin cusub oo casri ah, Hoteelo, Moolal, sidoo kale waxaa la dhisay wadooyinka waaweyn ee magaalada, sida tan wadnaha, Maka al-mukarama iyo wadada sodonka.

Sidoo kale Magaalada waxaa laga hirgaliyay Jardiinooyin ay dadka ku nastaan maalmaha fasaxooda ayna ku kulmaan lamaanayaasha.

14192578_1209594345727851_7891166430141794376_n

Halkaan ka daawo Sawiro dheeraad ah oo ku saabsan Horumarka Muqdisho:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here