Sawiro: Gaas oo xariga ka jaray Wado cusub oo laami ah

M/weynaha maamul Goboleedka hoos taga DF ee Puntland (Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas), ayaa xariga ka jaray wadooyin laami ah oo laga dhisay magaalada ganacsiga Puntland ee Bosaso.

640x480x1197.jpg.pagespeed.ic.16AkooDwru

Wadooyinka uu madaxweynuhu xariga ka jaray ayaa kala ahaa jidka Daara Salaam iyo wadada loogu magac daray AUN Ganacsade Xaaji Maxamed Huruuse ,waxaana labadaba laga dhigay laami ka dib sanado badan oo aysan habaysnayn waxaana waqtigan si nidaamsan u adeegsan doona gadiidka iyo dadweynaha magaalada.

Daawo Sawirada:

640x480x683.jpg.pagespeed.ic.oMFWFmwzJY 3 3 (1) 8 10 23 29

Xuquuqda Sawirada: RBC

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here