Sawiro: Gaas oo booqday Buuraha Galgala

Madaxweynaha maamul Goboleedka PL Gaas, ayaa maanta booqasho qarsoodi ah ku tagay Buuraha Galgala.

IMG_1808

Dr.Gaas socdaalkiisa waxaa ku weheliya wasiiro,xildhibaano iyo saraakiisha amniga wuxuna ciidanka daraawiisha ee Galgala ku sugan ku dhiirigaliyay inaysan habeen iyo maalin ka saaxan sidii kooxda Alshabab looga sifayn lahaa buuraha Galgala oo ay mudo ka badan saddex sano dagaalo ka wadeen.

Wasiirka Amniga Puntland mudane Xasan Cismaan Aloore oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo inuu Alshabab kusoo hoggaamiyay deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland.

Daawo Sawirada:

640x360xIMG-20140325-WA0002.jpg.pagespeed.ic.JEnjFDoUIJ 640x360xIMG-20140325-WA0003.jpg.pagespeed.ic.FtPGLU3XEa 640x360xIMG-20140325-WA0000.jpg.pagespeed.ic.IKKG22y-uL 640x360xIMG-20140325-WA0001.jpg.pagespeed.ic.p1j13A1rYx

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here