Sawiro: Ciyaaraha tartanka EURO 2016 oo maanta furmaya & amaanka Paris oo si weyn loo adkeeyay

article-3633999-351A587E00000578-424_964x402Waxaa caawa si rasmi ah magalaada Paris garoonka Stade de France ee Saint-Denis ee dalka France kaga furmi doono tartanka Euro 2016 oo mudo la wada sugayay waxayna xulka koobkaan martigelinaya ee France ay wajihi doonaan xulka Romania oo koobkaan si cajiib ah ku soo gaaray.

Dhinaca kale iyadoo ay jirto cabsi weyn oo la xiriirta in weeraro argagixiso dhacaan inta tartankaan uu socdo, ayaa waxaa wadooyinka waaweyn ee Paris saakay lagu arkayay Ciidamo aad u farabadan, kuwaasoo si weyn u sugayay amaanka.

3519A71C00000578-3633999-image-a-40_1465511968632 35192EAE00000578-3633999-image-a-3_1465502297412 351912DB00000578-3633999-image-a-1_1465501489692 3519419E00000578-3633999-Armed_police_are_in_full_force_with_France_at_risk_of-a-38_1465511218351

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here