Sawiro: Ciidamada doowlada oo howlgal ka sameeyay Hiiraan

Howlgallo gaadiid lagu soo furtay oo ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Hiiraan.

Ciidamada doowlada iyo kuwa AMISOM
Ciidamada doowlada iyo kuwa AMISOM

Howlgalkan oo ay si wada jir ah isaga kaashanayeen cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMSISOM ayaa laga fuliyay waddada isku xirta Beledweyne iyo Matabaan, waxaana lagu soo furanayay gaadiid xamuul ah oo ka koobnaa 10 islamarkaana agab kala duwan u siday ciidamada AMISOM, kaas oo Ciidamo katirsan shabaab ay ku heysteen meel u dhaxeya Matabaan iyo Beledweyne.

Ciidamada ayaa lagu soo waramayaa ineey soo furteen dhamaan Gaadiidkii ay haysten shabaabka

vlcsnap-2014-01-05-21h37m01s244 vlcsnap-2014-01-05-21h37m12s101 vlcsnap-2014-01-05-21h38m42s226 vlcsnap-2014-01-05-21h39m05s206 vlcsnap-2014-01-05-21h43m49s228

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here