Sawiro: Ciidamada AMISOM oo howlgalo ka sameeyay inta u dhaxeysa Muqdisho & Baydhabo

Ciidamada dalka Itoobiya oo ka tirsan Howl Galka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo kormeer amni ku maraya wadada isku xirta Baydhabo iyo Muqdisho. Saacado ka hor ayaa goobtaas lagu weeraray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyaga oo isla markaas ciidan gurmad ah loo soo diray.

7 1 2 3 4 5 6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here