SAWIRO: Chelsea oo weli gadaal u fiirineysa Kooxaha Ingiriiska

Chelsea ayaa sii dheereysatay Hogaaminta Horyaalka Dalka Ingiriiska kadib 12 kulan ay ciyaartay oo dhinaceeda weli dhulka la dhigin (Aan laga adkaan).

Chelsea ayaa shalay marti qaaday Naadiga West Brom iyagoo kaga badiyey 2-0 waxaana Chelsea goolasha ay kaga mahad celineysaa libaaxooda Diego Costa iyo Eden Hazard.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA KULANKII SHALAY CHELSEA GUULEYSATAY

2365F0E000000578-2845224-image-22_1416672298766 2366AD9D00000578-2845224-image-7_1416676322159 23660E6200000578-2845224-image-20_1416672200415 23663E7300000578-2845224-image-38_1416672766095 236688F300000578-2845224-image-4_1416675425974 2366184A00000578-2845224-image-34_1416672742467 2366224D00000578-2845224-image-7_1416672142948 2366269A00000578-2845224-image-10_1416672151702

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here