SAWIRO: Chelsea oo caawa dib U helayso ciyaaryahano ka maqnaa

Tababaraha Kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay inay dib uheleen Ciyaaryahanada kala ah Andre Schurrle and Ramires kuwaasi oo dhaawacyo qabay kulamadii u dambeeyey caawana ay ciyaari doonaan kulanka ay ka hortagayaan Maribor.

Mourinho ayaa sheegay inaysan ciyaarsiin karin kulanka Caawa uu welina maqan yahay Laacibkooda weerarka ka ciyaara ee waayadaan dambe gool magafaha noqday ee la yiraahdo Diego Costa.

Tababarka Kooxda Chelsea ay sameeneyso ayey iskugu diyaarineysaa kulanka ay wajaheyso Naadiga ka dhisan Caasimada dalka Slovenia ee la yiraahdo Maribor.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA CHELSEA OO TABABAR ISKU DIYAARINEYSA

1413802251862_Image_galleryImage_LONDON_ENGLAND_OCTOBER_20 1413805057296_Image_galleryImage_LONDON_ENGLAND_OCTOBER_20 1413805165320_Image_galleryImage_LONDON_ENGLAND_OCTOBER_20 1413805639014_Image_galleryImage_Chelsea_s_Cesc_Fabregas_l 1413809751115_wps_15_LONDON_ENGLAND_OCTOBER_20 1413809880951_wps_17_LONDON_ENGLAND_OCTOBER_20 1413810019289_Image_galleryImage_Chelsea_players_stretch_d

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here