Sawiro-Cali Geedi oo $10,000 ugu deeqay dhismaha wadada Gaalkacyo

R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi, ayaa $10,000 (Tobab Kun Doolar), ugu deeqay dhismaha wadada wadnaha magaalada Gaalkacyo.

Cali Maxamed Geedi, oo hada ku mashquulsan dhidibo u taagida xisbi siyaasadeed, ayaa u muuqda mid deegaanada Bari ka bilaabay olole doorasho halkii uu ka bilaabi lahaa deegaanada uu kasoo jeedo.

1 COMMENT

  1. cali maxamed geedi waa siyaasi gabalkiisa uu dhacey, Cali shacab badan oo soomaaliyeed ayaa ku maqan waqtigii ay xabashida soo gashey caasimadda muqdisho sanadkii 2006, waxana uu ahaa shaqsigii ugu horeeyey ama masuul ka noqday dalka ee ciidan ajnabi ah u fududeeyey iney caasimada ama xudunta dalka yimaadaan.. taasi waxaa ka sii daran dhibaataddii isugu jirtey bur bur iyo barakin shacab ee uu caasimadda ka geystay waqtgii uu ra’isul wasaarah ahaa.. waaa shaqsiga siiyay xabasishada amar iney si arxan darro ah shacab soomaliyeed uga bara kiciyaan guryahooda, dad badana ku dilaan caaasimadda guduheeda. taariikhda Cali maxamed geedi mar hore ayay gashay buuga waana mid qoran. umana maleynaayo iney suuro gal tahay in xitaa xubuno hoose loo dhiibo iska badaa in lagu aamino xubin sare ama uu dalka madax ka noqdo. hantidii uu dalka ka dhacey ee uu ku maalgashadey nairobi miyaa ka soo dhamatey ? maxaa suuro gelieyy inuu soo rogaal celiyo iyadoo ay weli qoyan tahay ama uu muuqdo raadkii foosha xuma ee uu ka tagay shacabka Soomaaliyeed !!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here