Sawiro: C.ronaldo oo qaab cusub tinta usoo jartay kadib Guushii…

Real Madrid ayaa 4-1 ku xasuuqday Juventus kulankii ka dhacay xalayto National Stadium markaas oo xidiga reer Portugal uu dhaliyay laba gool kuna muteystay inuu markii afaraad hanto koobka Champions League.

Cristiano Ronaldo ayaa la wadaagay taageerayaashiisa sawirka la yaabka leh isagoo timaha u jartay si uusan waligiis sameynin balse aad ayey ugu riyaaqeen 2 Malyan in ka badan ayaana jeclaatay sawirkaan.

My man ❤️️

A post shared by Cristiano Ronaldo (@cristiano) on

Do you like it??????😉

A post shared by Cristiano Ronaldo (@cristiano) on

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here