Sawiro: Buubaa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hargeysa

Ismaaciil Hurre Buubaa
Ismaaciil Hurre Buubaa

Hargeysa-Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa.

Siyaasiga ayaa waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay masuuliyiin ka tirsan xisbiyada Mucaaridka S/land iyo shacabka Hargeysa.

Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa mar uu warbaahinta hadal kooban ku siiyay Garoonka dhexdiisa, waxa uu sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay inuu mudo kadib ku laabto Hargeysa islamarkaasina uu haatan wixii ka dambeeya uu ka qeyb qaadan doono horumarinta S/land.

Buubaa4 Buubaa5 Buubaa-640x397

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here