SAWIRO: Banaanbixii lagu Taageeray R/wasaaraha ee ka dhacay Boosaaso

Banaanbax maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ayaa waxa lagu taageeray isku shaandheyntii Golaha Wasiirada Somaliya ee dhawaan uu ku sameeyey R/wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed.

Waxay banaanbaxayaasha codsadeen in la xaliyo khilaafka siyaasadeed ee udhaxeeya Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya si looga shaqeeyo dib udhiska Dalka Soomaliya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA BANAANBIXII KA DHACAY BOOSAASO

baxx_1 baxx_3 baxx_4 baxx_5 baxx_6 baxx_7 baxx_8 baxx_9 baxx_10

3 COMMENTS

  1. Dowladda waxay qabatey shaqo tiro badan mudaddii koobneyd. laakiin waxaa la doonayay in Raisul wasaaraha maadaama uu ahaa qurbo joog dibaddana wax badan ku maqnaa, waaqica dhabta ee dalka yaalana ama ka jirana uu wax yar kala socdo. waxaa lama huraan ahayd, inuu wadatashi la sameeyo madaxda qaranka ee uu ku jiro Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya. waayo dhamaanteen waxaan rabnaa SOOMAALIYA oo hor u socod ah. cid rabtaa ma jirto in dib loo qaadoo wadadii adkeyd ee la soo dhaafey ma jirto. DALKA WAXA UU HADA MARAYAA MEEL AY UMADDA KU FAANI KARTO HORUMARKIISA. marka mudane raisul wasaare waxaan kaa codsaneynaa inaadan dib inoo celin. ee aad noqoto raisul was are horesocod ah.
    mahadsanid

  2. Munafiqiin maxishodayal Tagerayaal Ithopia
    Somali nacayb intas umada Somali waka dhara
    gsantahay iyago talyani xambarsaney eyl kalso
    dagen 1930 kii Tariqdoda wafoktahay rer madax
    Yare kalun xarig kudabte murama nagole maxy tageran
    Ama ciyal&Dumar so banan bixiyan wadad cuqdad diloty
    e.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here