Sports SAWIRO : Arsenal oo bareejo la dhaafi weysay Leicester City By Abukar - August 31, 2014 Kooxda Arsenal ayaa kulankii caawa ay la ciyaartay Naadiga Leicester City waxay ku kala baxeen 1-1 kadib kulan ciyaareed la isku jilbo murxay oo labada kooxood dhexmaray.