Sawiro: AMISOM oo si iskaa wax u qabso ah uga howl gasha Bay

Nabad ilaaliye yaasha AMISOM oo iskaa wax qabso ugula howl galayo bulshada taasoo ay qaban qaabiyeen Qeybta Iskaashiga ee Milatariga iyo Rayidka AMISOM, si loo caawiyo dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobalka Bay caasimadiisa Baydhabo, shaqo daal leh oo dhulka la falayo laguna abuurayo galey, haruur iyo sinsin ayadoo xiligii roobka uu bilowday..

amisom1amisom7 amisom2 amisom3 amisom4 amisom5 amisom6

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here