Salaad Cali Jeele: Waxaan ka qeyb galay tartan u dhaxeeya urur Diimeed

cali-jeelleSiyaasiga Salaad Cali Jeele oo wareesi dhinacyo badan taabana siiyay Radio Dalsan ayaa waxa uu inta badan kaga hadlay doorshadii maanta ka dhacday magalada Jowhar uu mid kamid ah kuraasta lagu tar-tamay uu isga ka qeybgalay isla mar ahaantaana looga adkaday

Salaad Cali Jeele ayaa shegay in uu maanta la tartamay Ururdiimeed dhaqaalo farabadan kubixinayay doorashada taasna uu sheegay in ay keentay in maanta looga guuleesto xildhibaanimada

wuxuu kaloo sheegay siyaasiga Salaad Cali Jeele in halkii qof ee ergo ah lagu iibsanayay lacag dhan 10,000 dowlar

Halkan ka dhagayso Codka Salaad Cali Jeele:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here