Safiirka Cusub ee Midowga Yurub u soo Magacaabeen Sooomaaliya oo Muqdisho Yimid (Daawo Sawirada)

Safiirka cusub ee Midowga Yurub u soo magacaabeen Sooomaaliya oo maanta Soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay sii wadayaan kaalmada ay siiyaan Soomaaliya ka dib markii uu kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya .

Xaamud Cali Maansheeye siiyaha xilka Wasiiru dowlaha arimaha dibada ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegay inay safiiska cusub ee Midowga Yurub ay ka wada hadleen sidii uu Midowga Yuruf u sii wadi lahaa taageerada Soomaaliya.

Maalmihii la soo dhaafay Muqdisho waxaa ku soo qul qulayay wafuud heer caalami ah kuwaasoo kulamo kala duwan la qaadanayay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here