Sadex musharax ayaa ka tanasulay doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Gudiga doorashada ayaa hada si toos ah uga sheegay madasha in musharaxiinta kala ah Xuseen Qaliif Jaamac, Bashiir Nuur Bidaar iyo C/raxmaan C/shakuur ay ku dhawaaqeen in ay tanasuleen.
Waxaa hada taagan oo tartamaya 22 mushara oo kala ah:
1-C/raxmaan Macalin Baadiyow
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex
3-C/llaahi Axmed Caddow
4-C/wali Maxamed Cali Gaas
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
6-Axmed Ismaaciil Samatar
7-Xasan Sheekh Maxamuud
8-Shariif Sheekh Axmed
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed
10-Cumar Salaad Cilmi
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
12-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
13-C/qaadir Cosoble Cali
14-Maxamed Axmed Saalax
15-Salaad Cali Jeelle
16-Ibraahim Cali Xuseen
17-Saciid Ciise Maxamuud
18-Cismaan Maxamed Gacal
19-Maxamed C/llaahi Oomaar
20-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf
21-Maslax Maxamed Siyaad Barre
22-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi.